Ahlusuna iyo Galmudug oo Wadahadal uga Furmay Dalka Jabuuti iyadoo wali laxalin qilaafkii Madaxda Galmudug”Sawirro”

galmudg

Dalka Jabuuti waxaa goordhaweyd ka furmay shirka u dhaxeeya Madaxda maamuladda Ahlusuna Waljameeca iyo Galmudug, Shirkaan waxaa ka qayb galaya madaxda Galmudug sida Madaxweynaha ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi , Wasiiro iyo xildhibaano.

Dhanka Ahlusuna waxaa matalaya shirka Madaxwaynaha Gobolada dhexe Shiikh Axmed Shaakir Cali Xasan iyo xildhibaanada baarlamaanka maamulka Ahlusuna Waljameeca waxaa soo qaban qaabiyey Wada-hadalkaan oo garwadeen ka ah Urur Gobolleedka IGad.

Waxaana la saadaalin Karin waxa kasoo baxaya wada hadaladaaan udhaxeeya Galmudug iyo Ahlusuna waxaana wali la xalin Murankii udhaxeeyey Madaxada Galmudug.
galmudg

galmudg

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.