Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

galmudg

Daawo:Madaxda Galmudug,Ahlusuna,Xildhibaano ayaa ku tilmaayey Shirka Galmudug iyo Ahlusuna ee jabuuti kasocda Siminaar

28th November 2017 admin 0

waxaa soo baadanaya walaac laga Muujinaayo shirka uga socda qaar kamida Galmudug iyo Ahlusuna oo lagu sheegay inuusan ahayn shirkaas shir lagu dhex dhexaadinayo Galmudug […]

tabit

Daawo:Gudoomiye Taabit Cabdi maxamed oo Casho sharaf usameyey waftigii Gudoomiyaha Baarlamanka Jabuuti

28th November 2017 admin 0

Gudoomiyaha Gobolkqa Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa waxuu Casho sharaf usameeyey Waftigii uu Hogaaminaayey Gudoomiyaha Baralamanka Jabuuti , Munaasabadaan lagu soo dhaweynayo Gudoomiyaha Jabuuti […]

No Image

Daawo:Ganacsiga Magaalada Gaalkacyo oo laysu furay

28th November 2017 admin 0

Australia oo lagu xiray wiil Soomaali ah oo looga shakisan yahay in uu qorsheynayay weerar ka dhaca Dalkaasi

28th November 2017 admin 0

Booliiska Austrralia ayaa xiray nin ay ku eedeeyeen in uu qorshaynayay in uu qaado fal argagixiso marka ay magaalada Melbourne ka billowdaan munaasabadaha lagu xusayo […]

booliis

Howlgal gaar ah oo laga sameeyay Xaafado ka mid ah degmada Kaaraan

28th November 2017 admin 0

Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Howlgal ka sameeyay Xaafado ka mid ah degmada Karaan ee Gobalka Banaadir waxaana la sheegay in uu ahaa Howlgal qorsheysan sida […]

Wafdi ka socda Dowladda Qatar oo booqasho ku yimid Muqdisho

28th November 2017 admin 0

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaallaha H.E. Amb. Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Amniga gudaha H.E. Mr. Mohamed Abukar Islow iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo […]

muuse

Hoggaamiyihii jabhadda Janjaweed oo lagu xiray Sudan

28th November 2017 admin 0

Mas’uuliyiinta dalka Sudan ayaa xabsiga u taxaabay madaxii jabhadda Janjaweed kaas oo lagu tuhunsanyahay in uu gobolka Dafuur ka geystay falal lid ku ah xuquuqda […]

Muwaadin Soomaaliyeed oo kasoo hor muuqday Maxkamad ku taalla Australia

28th November 2017 admin 0

Muwaadin Soomaaliyeed ayaa kasoo hor muuqday Maxkamad ku taalla dalka Australia, waxaana lagu eedeeyay in uu wax ka oggaa Weerar Argagixiso  oo horraantii Sanadkaan ka […]

Wararkii ugu dambeeyay Shabaab oo weerar ku qaaday Warshadii Barafuunka

28th November 2017 admin 0

Xoogag Shabaab ka tirsan ayaa xalay fiidkii waxa ay weerar ku qaadeen dhismaha Warshadii hore ee Barafuunka Degmada Heliwaa, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha ciidamada dowladda. […]

uhurro

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka qeyb galaya Caleemasaarka M/weynaha Kenya

28th November 2017 admin 0

Maanta oo Talaado ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda Wadanka Kenya waxaa ka dhaceysa Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya  Uhuru Kenyatta,waxaana ka qeyb galaya Caleemasaarka Madaxweynaha Wadanka […]

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Madaxweynaha Jaziiradda Siishelis

28th November 2017 admin 0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya yuusuf garaad Cumar oo Booqasho ku joogay Wadanka Siishelis ayaa la kulmay madaxweeynaha Dalkaasi Danny Faure waxaayna ka wada hadleen Xiriirka […]

jabuuti

Xaflad lagu Sagootinayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Xalay lagu qabtay xaruunta dawlada hoose.

28th November 2017 admin 0

Munaasabadaan oo ahayd mid lagu sagootinayey wafdiga uu hogaaminayay Guddoomiyaah Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud oo Mudooyinkaan ku sugnaa ayaa xalay lagu qabtay Xarunta […]

jawaari

Daawo:Khudbadii Gudoomiye Jawaari Kajeediyey Casho Sharaf Loo Sameeyey Guudomiyaha Barlamanka Jabuuti

28th November 2017 admin 0
farmajo

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran Loogu soo dhaweeyey Kenya

27th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray Maagalada Nayroobi. […]

gaas

Daawo:Odayaasha ,Siyaasiyiin iyo Waxgaradka Magaaladda Qardho ayaa Gaas ugu Baaqay in laga Noqdo Heshiis Shirkada Imaraadka P&O

27th November 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Qardho Kulan ku yeeshay Waxgarad,Siyaasiyiin iyo odayaal waxayna ugu baaqeen Shacabka iyo Madaxda Puntlad in laga noqdo heshiiskii lala galay shirka Imaardka ee […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes