Daawo:Odayaasha ,Siyaasiyiin iyo Waxgaradka Magaaladda Qardho ayaa Gaas ugu Baaqay in laga Noqdo Heshiis Shirkada Imaraadka P&O

gaas

Waxaa Magaalada Qardho Kulan ku yeeshay Waxgarad,Siyaasiyiin iyo odayaal waxayna ugu baaqeen Shacabka iyo Madaxda Puntlad in laga noqdo heshiiskii lala galay shirka Imaardka ee Lagu wareejiyey Dekada Boosaaso.

Waxagaradkaan iyo Siyaasiyiintaan ayaa sheegay inaysan cadayn heshiiska lala galay Shirkada Imaaradka oo aan la arag waxu uu kusaabsan yahay Heshiiska madaama wariiqhii loo soo bandhigi waayey Shacabka Puntland sidaas awgeed waa in laga noqdaa Heshiiskaan aayey Sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.