Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2017

BOOLIS

Tobabar loo soo xirey Qaar ka tirsan booliska Soomaliya

31st August 2017 admin 0
farmajo

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo habalyada Ciida udiray hacabka Soomaliyeed

31st August 2017 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyada ciidda barakaysan ee Al-Adxaa. Madaxweyne Famaajo waxa uu Alle uga rajeeyey shacabka Soomaaliyeed […]

kheyre oo sheegay inuu dagayo degmo ka mida degmooyinka muqdisho

31st August 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inuu bilaabi doono howl aanay horay u sameyn Ra’iisul Wasaarayaashii soo maray dalka, isagoo ka dhawaajiyay inuu […]

amisom

Golaha Ammaanka oo Mudo kordhin u sameeyay Howlgalka AMISOM

31st August 2017 admin 0

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya  ee loogu yeero AMISOM u kordhiyey muddada ay dalka sii joogayaan, waxaana oggolaanshaha cusub […]

Ra’isul Wasaare Khayre Oo Ka Meer Meeray Su’aalo Laga Waydiiyay Hirshabeelle.

31st August 2017 admin 0

Xasan Cali Khayre  Raysul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Xalay Su’aalo Kul kulan Laga wadiiyay Xaalada Ka Taagan Dalka Ka dib Markii Xukuumadu ay Sheegtay in Su’aalo […]

(daawo Sawiro)Meydadka shacabkii lagu dilay Bariire oo maanta la aasayo iyo dowladda oo magdhaw bixineysa

31st August 2017 admin 0

Meydadka dadkii lagu dilay weerarkii Bariire ayaa maanta lagu wadaa in la aaso , kaddib is afgarad dhex maray dowladda Soomaaliya, odayaasha iyo ehelada dadkii […]

muqdisho

Daawo:Mubaadin Soomaliyeed 00 27 sano gurigiisa lahystay ayaa Maxkamada gobolka Baanaadir dib ugu soo celiey

31st August 2017 admin 0

Maxkamada Gobolka baandir ayaa mudooyinkii dambe waydey sidii muwaadiyiinta Soomaliyeed ee guryahooda sida sharci darada ah lagu haystay dib ugu soo celinayay, gudoomiyaha Gobolka baandir […]

Muwaadin Soomaaliyeed oo isku dilay Dalka Qubrus iyo Faah faahin ka soo baxeyso

31st August 2017 admin 0

Sida ay sheegtay Idaacada VOA laanta afka Soomaaliga ah Magaalada Larnaca ee dalka Qubrus ayaa waxa isku dilay wiil Soomaali ah oo 18 jir ah, […]

Akhriso:-Khasaaraha Ka Dhashay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Jowhar

31st August 2017 admin 0

Wararka ka imaanaya Gobalka Shabeelada Dhexe ayaa sheegayaa in 25 qof ay ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay deegaan duleedka ka ah magaalaad Jowhar. […]

Mareykanka Iyo Ruushka Oo Ka Wada Hadlay Xal U Helida Xiisada Ka Taagan Kuuriyada Waqooyi

31st August 2017 admin 0

Wasiirka arimaha dibadda Ruushka, Sergei Lavror, ayaa ku wargeliyey xoghayaha arimaha dibadda Maraykanka, Rex Tillerson, in talaabo kasta oo dheeraad ah oo lagu damacsanyahay in […]

Kheyre oo ka soo horjeestay kala diristii rugta ganacsiga.

31st August 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa markii u horeysay ka hadlay xiisada ka dhalatay kala diristii Wasiirka Ganacsiga ku sameysay Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, isagoo […]

Xildhibaan Zakariye “Madaxda dowladda waxay u bareereen khiyaano

31st August 2017 admin 0

Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa si kulul uga hadlay tallaabadii dowladda Itoobiya loogu gacan geliyay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ahaa […]

Dawlada soomaaliya oo qirtay in ay wareejisay Sarkaalkii ONLF

31st August 2017 admin 0

Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii u horeysay qiray in dowladda wareejisay Sarkaalkii ka tirsanaa ONLF oo maalmo ka […]

Mahad Salaad oo sheegey in “Qalbi Dhagax uu muqdisho joogay 3 sano ayna dawladu ku dhiibtay 6 bilood

31st August 2017 admin 0

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si kulul ugu weeraray dowladda Soomaaliya tallaabada ay Itoobiya ugu gacan gelisay C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid […]

Dawlada maraykanka oo qirtay inay ciidamadeeda ay ka qeyb qaateen dagaalkii bariire

31st August 2017 admin 0

Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika Africom ayaa qirtey inay ciidamo Maraykan ah ka qeybgaleen howlgal weerar oo dhulka ah kuwaasoo lagu qaaday deegaanka Bariire toddobaadkii […]

Posts pagination

1 2 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes