Ra’isul Wasaare Khayre Oo Ka Meer Meeray Su’aalo Laga Waydiiyay Hirshabeelle.

Ra’isul wasaaraha ayaa La waydiiyay Su’aal aheed in uu Lug Ku leeyahay Xil ka qaadistii Cali Cabdullaahi Cosoble  oo ahaa Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle.

Weriyihii Waydiiyay Su’aashaas Ma uusan Helin Jawaab ka dib Markii La diiday in Laga Jawaabo Su’aashaas oo aheed Mid loo baahnaa in laga Helo Jawaab Rasmi ah.

Xukuumadu waxay umuuqataa Mid ka leex leexaneesa Arinta Hirshabeelle, maa daama Horay Xasan Cali Khyre loo Gu eedeeyay in uu dhaqaala Ku Bixiyay Xil ka qaadista Madaxwayne Cali Cabdullaahi Cosoble.

Cali Cabdulaahi Cosoble Ayaa Horay u sheegay in Xasan Cali Khayre oo dhaqaala Ku bixiyay Bur burinta Maamulka Hirshabeelle

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.