Daawo:Mubaadin Soomaliyeed 00 27 sano gurigiisa lahystay ayaa Maxkamada gobolka Baanaadir dib ugu soo celiey

muqdisho

Maxkamada Gobolka baandir ayaa mudooyinkii dambe waydey sidii muwaadiyiinta Soomaliyeed ee guryahooda sida sharci darada ah lagu haystay dib ugu soo celinayay,

gudoomiyaha Gobolka baandir Dr aweys Sh C/qaadir ayaa heegey Maxkamada gobolka banaadir oo lashaqeynayaan Maamulka gobolka baandir ayaa gurigiisa dib ugu wareejisey Caydaruus Nuur shiiq nuur oo gurigiisana 27 sano lahaystay 3 kamida acruurtiisa ay u geeriyoodeen dhulkiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.