Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2017

tv

Somaliland oo Xabsiga u dhaadhicisay Milkilaha Tv-ga Universal

20th February 2017 admin 0

Booliska Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku Xiray Milkilaha Guud ee Tvga Universal Eng Axmed Abuukar. Ujeedka Xariga Milkilaha Tv-ga Universal Axmed Abuukar ayaan la ogeyn […]

cidaan

Saraakiisha xooga Dalka ee Gobolka Gedo oo ka warbixiyay howlgalla ka dhanka ah Al-shabab

20th February 2017 admin 0

Saraakiisha xooga Dalka ee Gobolka Gedo oo ka warbixiyay howlgalla ka dhanka ah Al-shabab inay bilaabayaan dhawaan, taliyaha Guutada sagaalaad ee ciidanka xooga dalka soomaliya […]

bara

barakacayaal tiro badan oo soo gaaray Degmada Doolow Gobolka Gedo

20th February 2017 admin 0
No Image

Daawo:Finland Xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaliya

20th February 2017 admin 0
No Image

Madaxwaynaha Hiir Shabeele Oo Jawhar Lagusoo Dhoweeyay

20th February 2017 admin 0

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali C/laahi Osoble ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee caasimada Maamulka Hir-shabelle, Wafiga waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar kusoo dhaweeyay […]

xared

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed,oo dib ugu laabtay Magaalada Cadaado

20th February 2017 admin 0

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed,oo ugu laabtay Magaalada Cadaado ayaa ka warbixiyay safarkii uu ku tagay halkaas iyo xayiraad […]

qarax

Daawo: 30 Ruux Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

20th February 2017 admin 0

Duhurnimadii Maant ayey aheyd markii Gaari Nuuciisa lagu sheegay Hariyar oo ah kuwa Raaxada islamarkaana laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa uu ku Qarxay Isgoyska Kaawo […]

far

Madaxweyne Soomaliya oo caawa booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii maanta

19th February 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa  booqdey dhaawacyada  ku waxyeelloobay qarixii  maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey  ee degmada Wadajir, isla markaana sheegay in dhaawacyada […]

XAFLAD COLUMBUS OH

Columbus, OH USA: Fadlan Kasoo qaybgala xafladii soo dhaweynta Madaxweynaha J.F.Soomaaliya

19th February 2017 admin 0

WAXAA DHAMAAN JALIYADA SOMALIDA EE DALKA MARAYSKANKA GAAR AHAAN MAGALADA COLUMBUS, OH LA OGAYSINAYAA INAY KASOO QAYB GALAAN XAFLAD BALAARAN OO LAGU SOO DHAWEYNAYO GUUSHA […]

far

Madaxweyne Soomaaliya oo La Kulmay Hay’adda Caddaaladda iyo Maaliyadda Soomaliya

19th February 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa kulamo la qaatay Wasaaradaha Caddaaladda iyo Maaliyadda, waxa uuna kala hadlay hufnaanta nidaamka Maaliyadda, la […]

deg

Qarax Ismiidaamin ah oo Goordhaweyd Ka Dhacay Degmada Wadajir

19th February 2017 admin 0

Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax xoogan uu ka dhacay isgoyska Kaawo Godeey ee Degmada Wadajir, […]

No Image

Doorashadii Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Dib u Dhacday

19th February 2017 admin 0

Waxaa dib u dhac uu ku yimid doorashadii Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug oo maanta lagu waday in ay ka dhacdo Magaalada cadaado, kadib markii […]

daawo

fiirso:Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa deeq dawo gaarsiyey isbitalka martini

19th February 2017 admin 0

Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa Deeq Dawo ah maanta guddoonsiiyey maamulka Cusbitalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Deeqdan Dawada ah ee lagu wareejiyay maamulka […]

No Image

Fiirso:Munaasabad lagu taageerayay madaxweyneha Soomaaliya ayaa ka dhacaday Muqdisho

19th February 2017 admin 0

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa saraakiil katirsan ciidanka booliska tababara aqoon korarsia h

19th February 2017 admin 0

Munasabada tababbar logu furayay saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeybgaleen Taliyah Ciidanka Booliska iyo Sarkiil Ciidan ayaa lagu qabtay […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes