Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa saraakiil katirsan ciidanka booliska tababara aqoon korarsia h

Munasabada tababbar logu furayay saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeybgaleen Taliyah Ciidanka Booliska iyo Sarkiil Ciidan ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga tababbarka booliska ee Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho,

Tababbarkan oo loo furay 85 Saraakiil Ciidan oo Boolis ah oo ka dalacay darajadii hore ee ay heysteen, waxaana tababbaraka socon doonaa bilooyin, kaasi oo lagu bixin doono casharo la xiriira waajibaadka ka saaran howlaha ciidan ee ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.