fiirso:Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa deeq dawo gaarsiyey isbitalka martini

daawo

Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa Deeq Dawo ah maanta guddoonsiiyey maamulka Cusbitalka Martiini ee magaalada Muqdisho.

Deeqdan Dawada ah ee lagu wareejiyay maamulka Cusbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka timid hay’adda PERIGEO ee dalka Talyaaniga waxaana guddoonsiiyey maamulka Isbitaalka Martiini Safiirka dawladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya Carlo Canpanile.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.