Doorashadii Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Dib u Dhacday

Waxaa dib u dhac uu ku yimid doorashadii Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug oo maanta lagu waday in ay ka dhacdo Magaalada cadaado, kadib markii dhawaan Xildhibaanada Baarlamanka Maamulkaas ay kalsoonida kala laabteen Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed.

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmuudug ayaa sheegay in maanta aysan suurta gal aheyn in ay dhacdo doorashada Madaxweynaha islamarkaana dib laga soo sheegi doono waqtiga ay dhacayso doorashada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.