Qarax Ismiidaamin ah oo Goordhaweyd Ka Dhacay Degmada Wadajir

deg

Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya in qarax xoogan uu ka dhacay isgoyska Kaawo Godeey ee Degmada Wadajir, Khasaare ayaa ka dhashay Qarax ka dhacay Xaafadda Kaawo Godeey ee qeybta Degmada Wadajir waxaana la isku khilaafsan yahay nooca qaraxa dhacay, dad goobjoogayal ayaa sheegaya inay jiraan Dad badan oo dhaawac ah laga qaaday goobta islamarkaana ay dad kale ku dhinteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.