Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed,oo dib ugu laabtay Magaalada Cadaado

xared

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Maamulka Galmudug Xareed Cali Xareed,oo ugu laabtay Magaalada Cadaado ayaa ka warbixiyay safarkii uu ku tagay halkaas iyo xayiraad ay saartay dowladdii hore sida uu sheegay, Xareed ayaa sheegay in muddo uu ku xayirnaa Muqdisho kaddib uu maanta isaga iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug gaareen Cadaado Waxaa uu sheegay in doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dib u dhacday maanta ay ku dhawaaqayaan waqtiga la qabanayo doorashadaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.