Daawo: 30 Ruux Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Muqdisho

qarax

Duhurnimadii Maant ayey aheyd markii Gaari Nuuciisa lagu sheegay Hariyar oo ah kuwa Raaxada islamarkaana laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa uu ku Qarxay Isgoyska Kaawo Godey ee Degmada wadajir ee Magaalada Muqdisho.

Goobta uu ka dhacay Weerarka Isqarxinta ah ayaa aheyd Meel aad u Mashquul badan,waxaana Goobta ku yiilay Dukaamo Ganacsi,Maqaayado Kabaro lagu iibiyo qaadka,iyadoo waliba Xiligaas Mashquulkeeda uu ahaa mid aad u badan, ugu yaraan 30 qof baa ku dhimatey dhaawac ilaa 40tana waxaa lagaarsiiyey isbitaalada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.