Saraakiisha xooga Dalka ee Gobolka Gedo oo ka warbixiyay howlgalla ka dhanka ah Al-shabab

cidaan

Saraakiisha xooga Dalka ee Gobolka Gedo oo ka warbixiyay howlgalla ka dhanka ah Al-shabab inay bilaabayaan dhawaan, taliyaha Guutada sagaalaad ee ciidanka xooga dalka soomaliya Gashaale sarre Maxamed Cadow Cale ayaa sheegay inuu dhamaaday qorshihii ay kula wareegi lahaayeen saakow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.