Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2017

sak

Qudbadii Musharax Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ka hor yiri Baarlamaanka Soomaliya

2nd February 2017 admin 0

Musharaxa Madaxweyne Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo Baarlamaanka Soomaaliya Maanta ka Horjeediyay Qudbad ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ay kamid yihiin Siyaasadda Dalka iyo […]

musharaxin

Xarunta Baarlamaanka Soomaliya oo ay ka socoto Qudbadaha Musharixiin u taagan xilka Madaxweynaha

2nd February 2017 admin 0

Waxaa hadda Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay Hadal Jeedinta Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, Illaa 8-musharax oo u taagan qabashada xilka […]

jawaari

gudoomiye Jawaari ayaa lakulmay Musharaxiinta Madaxwaynaha iyo Xubno kasocda Beesha Caalamka

2nd February 2017 admin 0
ciidan

Daaw:Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgaloamaanka lagu sugaayo kaseeyey degmada Balanbal

2nd February 2017 admin 0
abaar

Daawo:Baladxaawo Gudiga abaaraha oo weheliyaan wariyaal ayaa booqday deeganada abaartu saameeysey

2nd February 2017 admin 0

Gudiga abaraha Baladxaawo iyo golaha gurtida iyo wariyasha Universal Somali TV iyo Jubaland TV ayaa booqday deegaano qiyaasti ilaa 45 km dhinaca bari uga began […]

gaas

Madaxwayne Gaas Oo Kulan La Qaatay Wakiilka QM Somalia Ee Bini’aadnimada

2nd February 2017 admin 0
saacid

Daawo:Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Saacid Oo Muqdisho Lagusoo Dhoweeyay

1st February 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay ayaa uga mahadcelyey Madaxda iyo qaybaha kala duwan […]

sayid

Madaxwyane kuxigeenkii Kowaad jubbaland Maxamuud sayid oo Kismaayo Kusoo Laabtey xili uu xiran Yahay Xildhibaan jubbaland ah

1st February 2017 admin 1

Madaxwyane kuxigeenkii Kowaa jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa manta so garay Magaalada Kismaayo waxaana halkaasi ku soo dhaweyay Siyaasiyiin waxgarad iyo xubno ka tirsan Maamulka […]

saacid

dhagesyo:Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo Muqdisho kaga hadlay Xaaladaha Siyaasadeed ee dalka

1st February 2017 admin 0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay Xaaladaha Siyaasadeed ee dalka iyo […]

cumar

Dhageyso:Raysawasaaraha soomaliya oo sheegey Dowladaha Dariska inay Fara-galin Ku Haya Doorashada

1st February 2017 admin 0

Raisulwasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarke oo Shir Jaraaid ku qabtay Magaalada muqdisho ee Caasimada Soomaliya ayaa sheegay in dowladaha dariska, sida […]

fartag

Fartaag oo Iscasilay kadib Markii Loo sheegey in uusan Istaahilin Gudoomiye Ku-xigeenka Guddiga Qaban-qaabada Doorashada

1st February 2017 admin 0

C/laahi Shiikh Ismaaciil Fartaag oo ahaa Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga qaban qaabada Doorashada madaxweynaha Cusub ee Soomaliya, Sababaha uu isku casilay ayaa lagu sheegay in uu […]

jim

DALKA IYO DAKA SOOMAALIYA WAA QASBANYIHIIN EE SIDEE LOOGA BIXI KARAA? W/Q JIMCAALE

1st February 2017 admin 0

DALKA IYO DAKA SOOMAALIYA WAA QASBANYIHIIN EE SIDEE LOOGA BIXI KARAA? Waxaan ahay shaqsi qaba in markii horeba nala ku qasbay in aan qarankayagii sharafta […]

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa kulan casho sharaf ah la yeeshey xildhibaanada labada aqal

1st February 2017 admin 0
xoolo

Hoos u dhac weyn ayaa ku yimid kala iibsiga xoolaha nool ee suuqyada magaaalada

1st February 2017 admin 0
wabi

Daawo: Biyo la’anta wabiga shabelo aya sameysay nolosha dadka dagan Degaanka Afgooye

1st February 2017 admin 0

Posts pagination

« 1 … 19 20 21 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes