Daawo:Baladxaawo Gudiga abaaraha oo weheliyaan wariyaal ayaa booqday deeganada abaartu saameeysey

abaar

Gudiga abaraha Baladxaawo iyo golaha gurtida iyo wariyasha Universal Somali TV iyo Jubaland TV ayaa booqday deegaano qiyaasti ilaa 45 km dhinaca bari uga began degmada Baladxaawo iyakoo kusoo arkay xaalad aad uadag oo soo wajahday Bulshada halkaas ku nool iyo deegaanada udhaw.

Wariyaasha Universal TV iyo Jubaland TV ayaa war bixin kasoo aruuriyey waxay indhahooda soo arkaeen ayakoo soo wareystey bushada ay abaaruhu saameeyeen, Gudiga abaaraha degmada Baladxaawo iyo kan gobolka Gedo ayaa umada islaamka iyo dadka kasoo jeeda deegaankaan ugu baaqey inay gurmad deg dega lasoo gaaraan madaama xaalad aad uxun kajirto deegaanka udhaw degmada Baladxaawo.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.