Daawo:Raysal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Saacid Oo Muqdisho Lagusoo Dhoweeyay

saacid

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay ayaa uga mahadcelyey Madaxda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada sida wanaagsan ay usoo dhaweeyeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.