dhagesyo:Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo Muqdisho kaga hadlay Xaaladaha Siyaasadeed ee dalka

saacid

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay ayaa ka hadlay Xaaladaha Siyaasadeed ee dalka iyo Arrimaha Abaaraha oo saameyn xoogan ku yeeshay dadka iyo Duunyada ku nool inta bada Gobollada Dalka Soomaaliya.

Mr Saacid oo Saxaafadda la hadlay ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed in la iska kaashado Nabad gelyada iyo Arrimaha Doorashooyinka laga shaqeeyo sidii loo caawin lahaa dadka at dhibaateeyen abaaruhu.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.