Madaxwyane kuxigeenkii Kowaad jubbaland Maxamuud sayid oo Kismaayo Kusoo Laabtey xili uu xiran Yahay Xildhibaan jubbaland ah

sayid

Madaxwyane kuxigeenkii Kowaa jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa manta so garay Magaalada Kismaayo waxaana halkaasi ku soo dhaweyay Siyaasiyiin waxgarad iyo xubno ka tirsan Maamulka Jubbaland, Madaxwayne kuxigeenka iyo waftiga la socday ayaa kasoo kicitimay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo Hawl shaqo ujoogey oo ay kamaid tahay Arimaha Abaaraha iyo Horumarka Jubbaland.

Imaatinka madaxwane kuxigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aaadan ayaa kusoo aadmaysa xili uu xiran yahay xildhibaanka tirsan xildhibaanada Jubbaland oo lagu Madacaabo Shuceyb Ibraahin Faarax oo kasoo Jeeda gobolka Gedo sida lasheegay xildhibaankaan ayaa waxaa xiray madaxwayanaha jubbaland axmed Madoobe.

kismaayo (4)

kismaayo (3)

kismaayo (2)

kismaayo (1)

1 Comment

  1. Hal xilibaan oo kismaayo lagu xiraa kahadlaysaan. Maalintii jubaland LA aas asaayay ayaan iri jeel ogaadeen baan maqlijirnay jeel mareexaan baa kuxiga.wayna dhacday oo mareexaan kii gedo wuxuu buuxdhaafiyah xabsiyada godey war wax iskufaloo Gedo kaliya nabadaysta oo cadowgaan cawaanta ah oo hooyadood itoobiyanka siinaha kunabadalanaya sandareerada iska saara.mareexaan goormuu dantiisa garan bilaa Sababab baa mareexaan xabsiyada godey loogu buuxiyay ragaana waa dad usocda danagaara uma socdaan somalinimo iyo maamul wanaag Santa keny iyo itibiyaa lawadaa

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.