Xarunta Baarlamaanka Soomaliya oo ay ka socoto Qudbadaha Musharixiin u taagan xilka Madaxweynaha

musharaxin

Waxaa hadda Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay Hadal Jeedinta Musharaxiinta u Tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, Illaa 8-musharax oo u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Soomaaliya ayaa manta la filayaa in ay hortagaan Baarlamaanka,si ay u jeediyaan khudbado ku aadan waxqabadkooda,gaar ahaan arimaha siyaasadda,bulshada iyo dhaqaalaha.
Musharixiinta manta soo gudbinaya khudbadahooda waxa ay kala yihiin
Axmed Maxamed Cabdi
Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi
Bashiir Raage Shiiraar
Jibriil Ibraahim Cabdulle
Xasan Sheekh Maxamuud
Saciid Cabdullaahi Deni
Saciid Ciise Maxamuud
Shariif Sheekh Axmed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.