Fartaag oo Iscasilay kadib Markii Loo sheegey in uusan Istaahilin Gudoomiye Ku-xigeenka Guddiga Qaban-qaabada Doorashada

fartag

C/laahi Shiikh Ismaaciil Fartaag oo ahaa Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga qaban qaabada Doorashada madaxweynaha Cusub ee Soomaliya, Sababaha uu isku casilay ayaa lagu sheegay in uu eedeen kala kulmay qaar kamid ah Musharixiinta madaxweynaha Soomaliya, oo isaga ku eedeeyay in uu taageero weyn u yahay Musharax Xasan Shiikh maxamuud, islamarkaana si cad warbaahinta ugu sheegay uusan istaahilin xilka loo dhiibay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.