
Musharaxa Madaxweyne Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo Baarlamaanka Soomaaliya Maanta ka Horjeediyay Qudbad ayaa ka hadlay Arrimo badan oo ay kamid yihiin Siyaasadda Dalka iyo Faragelin ay Dalalka Dariska ah ku hayaan Soomaaliya, Musharax Sakariye ayaa sheegay in Faragelinta Dowladaha Deriska ay gaartay in ay Doorashada Soomaaliya Xitaa ay Farageliyaan,waxaana uu sheegay inuu ka hortagayo haddii uu Madaxweyne noqdo.
Leave a Reply