Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

bara

Daawo:Caabudwaaq Barakacayaasha abaartu xoolihii dhaafisay oo ubaahan Gurmad dag daga

25th January 2017 admin 0

Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo Kasoo Horjeestay Hadalkii Kasoo Yeeray Xasan Shiiq

25th January 2017 admin 0

Madaxwayne kuxigeenka Puntland Wuxuu Difaacay Hadaladii Wasiirka Haweenka Puntland Aniisa Cabdulaahi, Wuxuuna Sheegay in Falal Kufsi oo Ka Xun Ay Ka Dhacaan Magaaladda Muqdisho Oo […]

Daawo:qaabkii uu udhacay Qaraxii lala Beegsaday Hoteelka Dayax ee Magalaada Muqdisho

25th January 2017 admin 0
deg

Waqtiga Ay Dhacayso Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya oo La Shaaciyay

25th January 2017 admin 0

Gudoomiyaha Guddiga qaban-qaabada doorashada Madaxweynaha Cusub ee Soomaliya oo loo doortay C/raxmaan Ducaale Beyle oo kamid ah xubnaha aqalka Sare ee Gobolada woqooyi Somali-land, waxaa […]

No Image

Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya oo Degaanka Balanbale iyo Caabudwaaq shacab Ku Xasuuqay

25th January 2017 admin 0

Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya ayaa dad shacab ah ku xasuuqay deegaano udhaw Degmada Balanbal iyo Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Khasaaraha ay Maleeshiyaadka Liyuu Booliska Itoobiya […]

Fiirso:Todobo Caruur Ahaa oo Ku Dhimatay Qaraxyadii Hotel Dayax iyo dhaawacyadii oo La Gaarsiiyey Isbitaalka Madiina

25th January 2017 admin 0

Todobo Caruur ahaa iyo Macalinkii dugsi Qur’aanka u dhigayey ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee saakay lagu qaaday Hoteelka Dayax […]

dolow

Guddomiyaha degmada Doolow ayaa booqdey iskuulada hoose dhaxe ee degmada

25th January 2017 admin 0

Gudoomiyaha Degmada Doolow ee Gobolka Gedo Iidle Xasan Cabdulaahi ayaa soo kor meeray goobaha waxbarashada sida iskuulada hoose dhex ee degmada Doolow, kormeerka gudoomiyaha ayaa […]

Qarax kale oo ka dhacay Hotelka Dayax iyo Dagaalkii oo Lasoo Afjaray

25th January 2017 admin 0

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa sheegay in la soo Afjaray Howlgalkii ka socday Gudaha Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho oo Saaka ay Weerar ku qaadeen Dagaalyahano […]

jim

MEE DALKAYGII MEE DADKIISII(SOOMAALIYA AAWAY, AAWAY SOOMAALIYA)!? W/Q JIMCAALE

25th January 2017 admin 0

Hala yaabina in aan cinwaanka kore siiyey caalamadda cajiib iyo su,aal,humaagga I horyimid ee qormaddaan igu kalifay baa saas ila galay,waa su,aal da,weyn oo madaxa […]

No Image

Burco= Guri Loo Dhisay Cabdale Iyo Qoyskiisa Oo Danyarta ah

25th January 2017 admin 0
warfaa

Xildhibaan Saadaq Warfaa oo ka hadlay gabadha kufsiga loogu gaystay Goldogob & Xaaladda Abaaraha

25th January 2017 admin 0

Xildhibaanka Dowlada Federaalka Soomaliya ee Laga soo doorto Goldogob iyo Gaalkacyo xildhibaan saadaq warfaa ayaa socdaalku yimid Gaalkacyo waxaana sheegen in kuwii kufsaday gabadha Yar […]

Daawo:Ugaas Taakooy oo ugu baaq Madaxwaynihii Hore Galmudug inuu garqaato oo iska Caraabo

25th January 2017 admin 0
masjid

Masaajidka Brixton Hill ee London oo Soomalida Usoo wareegay Mulkiyadiisa

25th January 2017 admin 0

Masjidkaan ayaa waxaa intii mudo ah walaalaha soomaliyeed ay lacago ugu deeqeen sidii uu mulkiyadiisa ugu soo wareegi lahayd, Masjidkaa Brixton ayaa waxaa ku baxay […]

Baarlamaanka Galmudug Oo Ka Hadlay xaalada Qalafsan ee ay Kusugan atahay Galmudug

25th January 2017 admin 0

Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo ku Shiray Xarunta Xero Midow oo Maalmo ka hor loo diiday oo ku taalla Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug, Kulanka […]

ciidan

Daawo:Ciidamada Maamulka Jubbaland oo la wareegay Degmada Badhaadhe

24th January 2017 admin 0

Ciidamada Maamulka Jubbaland oo waheliyaan ciidamada amisom iyo ciidamo cadaan oo la garanayn wadanka ka yimaadeen ayaa Xalay la wareegeen Degmadaasi Degmada Badhaadhe ee Gobolka […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes