Masaajidka Brixton Hill ee London oo Soomalida Usoo wareegay Mulkiyadiisa

masjid

Masjidkaan ayaa waxaa intii mudo ah walaalaha soomaliyeed ay lacago ugu deeqeen sidii uu mulkiyadiisa ugu soo wareegi lahayd, Masjidkaa Brixton ayaa waxaa ku baxay Lacag badan Maamulka Masjidka aya u mahad celiyey umada soomaliyeed iyo walaalaha islaamka siday wanaagsanayd oo ay uga qayb qaateen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.