Baarlamaanka Galmudug Oo Ka Hadlay xaalada Qalafsan ee ay Kusugan atahay Galmudug

Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo ku Shiray Xarunta Xero Midow oo Maalmo ka hor loo diiday oo ku taalla Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug, Kulanka ayaa Xildhibaanadu waxey ku Magacaabeen Labo Guddi oo kala ah Guddiga Abaaraha iyo Guddiga Dib u heshiisiinta madaama bulshada Galmudug dhib wayn oo isugu Jira xarig dil cagajuglayn ay ugeesteen madaxdii Galmudug.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.