Daawo:Ciidamada Maamulka Jubbaland oo la wareegay Degmada Badhaadhe

ciidan

Ciidamada Maamulka Jubbaland oo waheliyaan ciidamada amisom iyo ciidamo cadaan oo la garanayn wadanka ka yimaadeen ayaa Xalay la wareegeen Degmadaasi Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada Hoose oo ay horay u joogeen Al-shabaab, Saraakiil ka tirsan Jubbaland oo la hadlay Warbaahinta Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Magaalada Badhaadhe ay hadda joogaan Ciidmada Jubbaland Shabaabkiina laga saaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.