Xildhibaan Saadaq Warfaa oo ka hadlay gabadha kufsiga loogu gaystay Goldogob & Xaaladda Abaaraha

warfaa

Xildhibaanka Dowlada Federaalka Soomaliya ee Laga soo doorto Goldogob iyo Gaalkacyo xildhibaan saadaq warfaa ayaa socdaalku yimid Gaalkacyo waxaana sheegen in kuwii kufsaday gabadha Yar sharciga lahor keenayo, waxaa kaloo umahad celieyey Isbitaalka lagu daaweynayo gabadhaan yar sidoo kale waxuu amaanay Wasiirka Haweenka wasiir aniiso sida wanaagsan oo ay wax ugu qabatay qoyskaan dhibka soo gaarey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.