Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

XOG: Golaha Wasiirada ee Jubbaland oo dhawaan la isku shaandheynaayo, iyo Wasiiro Muhiim ah oo …

6th January 2017 admin 0

Xilli mudooyinkii dambe lahadal hayay in Golaha wasiirada ee Maamulka Jubbaland lagu sameeyo Isku shaandheyn ayaa Usbuuca soosocda waxaa la hadal hayaa in ay dhacdo […]

jim

Dalka Soomaaliya oo la qaybsaday iyo qabyaalada oo dadkiisa indha kariday. Video

6th January 2017 admin 0

Waxaa hubaal ah in dadka Soomaaliyeed cudurka qabyaaladu indhaha kariday taas oo markii horana maskaxda uga dhacday oo indha la,aanta ka sokow markii hore dhimirka […]

Daawo: Ugaaska guud ee Beesha SADE ayaa kulan sagoontis ah loogu sameeyey magalada kismayo

6th January 2017 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay Munaaasabad Balaaran oo lagu sagootinayay Ugaaska Guud ee Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ugaas xirsi oo dhowrkii Bilood ee […]

Muqdisho= Wasiiro Iyo Siyaasiyiin Ka Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay Maamulka Koonfur Galbeed

6th January 2017 admin 0

xilibaanada barlamaanka maamulka koonfur galbeed oo eedeen ujeediyey Madaxwayne Shariif

6th January 2017 admin 0
keating

Daawo: Wakiilka qaramada midoobay Michael Keating oo garay magalada Baladwayne

5th January 2017 admin 0

Wakiilka Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting ayaa Maanta tagay Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan waxaana soo […]

nabadey

Daawo:Caabudwaaq labo Beelood oo Heshiis kuwada gaaray Degmada Caabudwaaq

5th January 2017 admin 0

Daawo:Madaxwaynaha Somaliya Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Aqalka Sare Ee Somaliya

5th January 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyey Safiirka Turkiga iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka odeyaasha ee Barlamaanka F. Soomaaliya, ayaa xarigga […]

beer

Daawo:Guddoomiyaha Doolow oo kormeeray beeraha Degmada

5th January 2017 admin 0

Daawo: Caleemo saarkii hogaanka ururka saxafiyinta degmada Beledxaawo

5th January 2017 admin 0

Xalfad si weyn loso agaasimay laguna caleema sarayay Gudomiyaha ururka suxufiyinta degmada balad xawo ee Gobalka Gedo ayaa waxa kaso qeybgalay mamulka dagmada ururka dhalinyarada […]

sayid

Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland iyo Hay’adda UNDP oo kulan ku yeeshay Kismaayo

5th January 2017 admin 0

Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo weheliyeen qaar kamaida wasiirada Juubaland iyo Hay’adda UNDP oo kulan ku yeeshay Magalada Kismaayo kulankaan oo […]

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa heshiis hoose lagalay axmed Madoobe Video+masawiro

5th January 2017 admin 0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Dowlad Goboleedka Jubbaland, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa garoonka […]

puntland

Daawo: Wasaaradda caafimaadka Puntland oo dhakhaatiir udirtay deegaano xanun kajiro

5th January 2017 admin 0
No Image

Daawo: Madaxwaynaha Hiirshabeele Iyo Wafdi Lasocday Oo Taageero ka raba Bulshada Baladwayne

5th January 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta tagay Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Kulan la leh […]

bar

Daawo: Kulan warbixin looga dhageysanayay gudigii loo xilsaaray doorashada Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya

4th January 2017 admin 0

Guddiga qaban qabadda Dorashadda guddoonka gollaha shacabka oo shalay Ku dhawaaqay xiliga la qabanadda doorashadda Gudoonka golaha shacabka ayaa maanta u barlamaanka u gudbiyey warbaxiin […]

Posts pagination

« 1 … 18 19 20 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes