Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

bosas

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Bosaso ayaa aragiyo kala duwan ka dhiibtay doorashada guddoonka sare

10th January 2017 admin 0

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Bosaso ayaa aragiyo kala duwan ka dhiibtay doorashada guddoonka sare ee soomaaliya oo dhawaan lagu dooranaya muqdisho. Hoos kadaawo

Ahlusunna oo Dhuusamareeb ku Magacaabatay Baarlamaan ka kooban 65

9th January 2017 admin 0

Maamulka gobolada dhexe ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ku Magacaabatay Baarlamaan ka kooban 65 Xubnood, waxeyna Guddoomiye uga dhigeen Sheekh Saadaq Sheekh Yuusuf […]

No Image

Dhagesyo Cabdikariim Guuleed oo codsadey in laga daayo mooshinka xilka looga qaadayo

9th January 2017 admin 0

Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka galmudug ay shegeen in ay mooshin ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariin Xusen Guuled ayaa aritaasi ka hadlay Madaxweynaha […]

Fiirso:Maamulka degmada baladxaawo oo soosaaray awaamir ay kufududaynayaan guurka

9th January 2017 admin 0

Maamulka degmada Baladxaawo ayaa bulshada meel fagaara kula hadlay iyagoo kusoo rogay sharciyo cusub ay kamid yihiin Guurka,amaanka iyo horumarinta degmada waxaana kulankaan kasoo qayb […]

Guddoomiye ku xigeenka gobolka Gedo oo lagu soo dhaweeyay Degmada Bardheere

9th January 2017 admin 0

Waftigaan oo hogaaminaayey gudoomiye kuxigeenka gobolka Gedo shiiq Maxamed Xuseen Isaaq alqaadi ayaa kasoo dagey garoon diyaaradaha degmada Bardheere waxaana soo dhaweeyey maamulka degmada baardheere […]

baladxaawo

Daawo: Nafada ku nool Baledxaawo oo ubahan Gurmad dag daga

9th January 2017 admin 0

Naafada kunool degmada Baladxaawo ee gobolka gedo ayaa waxaa soom wajahday xalad bali aadnimo madaama aysan jirin cid taakulayso, Naafadaan ayaa waxay aad ugu baahan […]

bara

Daawo:Bulshada Degmada Doolow oo raashin ugu deeqay barakacayaal kayimid Gobolka Bay iyo Bakool

9th January 2017 admin 0

Waxaa degmada doolow ee gobolka Gedo soo gaaraya dad farabadan oo ka imaanaya gobolka bay ayakoo ay soo wajahday abaar xoolihii dhameysey, dadkaan ayaa kasoo […]

DAAWO: Gudoomiyaha Gobolka Gedo iyo Xildhibaan Magan oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya.

9th January 2017 admin 0

Kulan muhiim ah ayey Masuuliyiin kasoo jeeda Gobolka Gedo waxa ay Muqdisho kula qaateen Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Kulanka oo ka dhacay Gudaha […]

Fiirso:Gadiidka Dadka isticmaalaan oo kusoobatey Degmada Doolow

9th January 2017 admin 0

Degmada Doolow ee gobolka gedo ayaa kutaalaa xududa udhaxaeysa Soomaliya iyo Itoobiya mudooyinkii dambe waxay degmada doolow sameysay horkac dhinac ganasiga ah taasoo keentey in […]

Eedaymo Loo Soo Jeediyey Madaxweynaha Mamulka Konfur Galbeed Shariid Xasan

9th January 2017 admin 0
No Image

Daawo:Mooshin Xilka qaadis ah oo laga keenay Madaxweynaha Galmudug

9th January 2017 admin 0

Kulan aan Caadi aheyn oo Qaar kamid ah Xildhibaanada Galmudug ay ku yeesheen Magaalada Cadaado ayey uga hadleen Xaaladda Adag ee dhanka Abaaraha iyo Siyaasadda […]

Daawo:Musharixiinta u taagan gudoonka Barlamaanka oo sheegey inay kudhasheen 7 Bilood

8th January 2017 admin 0

Baarlamanka soomaaliya ayaa manta dhageystay qudbadaha musharixiinta u taagan gudoonka baarlamanka Soomaaliya iyo kuxigeenada waxaana halkaas kahadlay musharaxiin kala duwan oo kamid yahay Faaraxmacalin oo […]

abaar

Caabudwaaq: Dad Ka Soo BaraKaCay Waqooyiga Galgaduud Iyo Xuddada Itoobiya oo caawimaad ubaahan

8th January 2017 admin 0

Abaaro aad uxun oo xoolihii iyo dadkaba dhib kuhaya aya kajira geeska Africa gaar ahaan Soomaliaya dadkuxoolo beeley deegaanaka udhaw degmada Caabudwaaq iyo itoobiya ayaa […]

cabdi

Xildhibaan Cabdi Xaashi C/llaahi oo ku soo baxay Kursigii ugu horeeyay Xubnaha Aqalka Sare Ee Somaliland

8th January 2017 admin 0

Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo muddooyinkii ugu dambeeyay ka mid ahaa xildhibaanada baarlamaanka ayaa maanta loo doortay xildhibaan aqalka sare u matalaya gobolladda waqooyi ee […]

bar

Musharaxiinta u taagan Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Jeediyay Qudbadahoodii

8th January 2017 admin 0

Murashixiinta u tartamaya doorashada guddoomiyaha iyo ku xigeenka 1aad ee guddoonka golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa khudbado u jeedinaya xildhibaanadda xarunta gollaha shacabka ee Magaaladda […]

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes