Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2016

bosas

Fiirso:Dooni u rarneyd ganacsato oo ku degtay meel ka baxsan dekadda Bosaaso

21st December 2016 admin 0

Doontan oo lagu magacaabo Al-Qaadiri ayaa la sheegay inay ka soo kicitintay Saldanadda Cummaan, iyadoo ay saarnaayeen 12 qof oo shaqaale ah oo ay labo […]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo booqday Xarunta Ciidanka Ilaalinta deegaanka “SAWIRRO”

21st December 2016 admin 0

Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa kormmeer ku tegay Taliska Ciidanka Ilaalinta Deeganka Dowlada Hoose ee Xamar. Guddoomiyaha waxa uu halkaasi kula kulmay […]

Ruux Shacab ahaa oo lagu Dilay Magaalada Muqdisho

21st December 2016 admin 0

Degmada Dharkinley ee Gobolka Banaadir ayaa kooxo hubeysan ay gudaha degmadaas kudileen Maxamuud Maxamed Sabriye oo goob ganacsi oo lagu iibiyo kabaha ku lahaa degmada […]

Jowhar: Munaasabada lagu xusaayey aas aaska sanadk guuradii 73 sano guuradii ciidamada booliska

21st December 2016 admin 0
No Image

Baladwayne Munaasabada lagu xusaayey aas aaska sanadk guuradii 73 sano guuradii ciidamada booliska

21st December 2016 admin 0
No Image

Daawo: Madaxweynaha dowlada iyo madaxda maamul gobaleedyada ayaa maanta ku dhawaaqay gudiga abaaraha

21st December 2016 admin 0

Kulan Maanta ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya oo ay goobjoog ahaayeen Hogaamiyaasha Madasha wada-tashiga Qaran iyo Beesha Caalamka ayaa lagu soo bandhigay Guddiga Qaran ee Gurmadka […]

Agaasimihii madaxtooyada Puntland Aadan Gaas oo Bosaso lagu dilay

21st December 2016 admin 0

Agaasimaha la dilay oo lagu magacaabi jiray Aadan Gaas ayaa lagu toogtay isagoo kasoo baxayay Hotel Haruuse ee magaalada Bosaso, waxaana dilay rag ku hubaysanaa […]

booliis

Kismaayo:Munaasabad lagu Maamuusaayey aas aaskii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

20th December 2016 admin 0

munaasabad lagu maamuusaayey aas aaskii ciidanka booliska soomaaliyeed oo ay kasoo wareegtey 73 sano ayaa maanta lagu qabtey magaalada kismaay iyadoo ciidanka booliska jubaland ay […]

boliis

Booliska Soomaliyeed oo udabaaldagay Sanadguuradii 73aad oo Muqdisho Lagu qaybtey “Sawiro”

20th December 2016 admin 0

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maantaka qayb galay Xuska Munaasabadda Sanadguurada 73aad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo lagu Qabtay Xarunta Dugsiga […]

Daawo:Shacabka Muqdisho iyo Farmaajo oo Kanaxsadey Musharaxiinta Utartamaya xilka Madaxwayanaha soomaliya

20th December 2016 admin 0

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaadey inuu yahay Musharrax u taagan […]

Maamulka gobolka Banaadir ayaa Munaasabad soo dhaweyn ah magalad Muqdisho ugu sameeyeey xildhibaano

20th December 2016 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaanada Aqalka Hoose ee dhawaan lagu doortay Gobolada […]

Farmaajo iyo wariyaal caalamiya oo lasocda oo gaaray Muqdisho

20th December 2016 admin 0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG aheyd Maxamed C/llaahi Farmaajo oo hadda ah Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa Goor dhow ka […]

Taliyaha Ciidanka Booliska oo hambalyo u diray Booliska Soomaaliyeed

20th December 2016 admin 0

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta hambalyo ku aadan xuska 73 guurada ka soo wareegtay markii la aas aasay […]

baladxaaw

Daawo: Magaalada Baladxaawo oo Sameysey horumar dhinacyo kala Duwan leh

20th December 2016 admin 0

Degmada Baladxaawo waxay kutaala gobolka gedo waxayna daris yihiin dalka kenya gaar ahaan degmada Mandera, waxaa ksuoo noqday degmada Baladxaawo Bulsho kala duwan sida dhalinyarada, […]

roob

Fiirso:Roobab lagu Diirsaday oo ka Da’ay Magaalada Boosaas ee gobolka Bari

20th December 2016 admin 0

Magaalada Bosaso ee xarunta goboka Bari ee Puntland-Soomaaliya ayaa waxa ka da’ay roob xoogan, kaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada, Roobka ayaa ku […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes