Fiirso:Dooni u rarneyd ganacsato oo ku degtay meel ka baxsan dekadda Bosaaso

bosas

Doontan oo lagu magacaabo Al-Qaadiri ayaa la sheegay inay ka soo kicitintay Saldanadda Cummaan, iyadoo ay saarnaayeen 12 qof oo shaqaale ah oo ay labo ka mid ah ay yihiin Soomaali kuwaaso 9 qof la soo badbaaday xagga seddex ka mid ah wali la la’ yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.