Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo booqday Xarunta Ciidanka Ilaalinta deegaanka “SAWIRRO”

Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa kormmeer ku tegay Taliska Ciidanka Ilaalinta Deeganka Dowlada Hoose ee Xamar.

Guddoomiyaha waxa uu halkaasi kula kulmay Saraakisha iyo Ciidanka ilaalinta Deeganka, isagoo ka wareystay xaalada Ciidanka iyo baahiyaha ay qabaan waxa uuna Guddoomiyaha ku bogaadiyay Shaqooyinka ay u haayan Dowlada Hoose iyo Bulshada Reer Muqdisho.
duqa1-1-768x512duqa3-1-768x512duqa6-1-768x512

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.