Ruux Shacab ahaa oo lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Degmada Dharkinley ee Gobolka Banaadir ayaa kooxo hubeysan ay gudaha degmadaas kudileen Maxamuud Maxamed Sabriye oo goob ganacsi oo lagu iibiyo kabaha ku lahaa degmada Dharkinley ee Gobolka Banaadir waxaana dilkiisa ka dambeeyay rag ku hubyesnaa bastoolada oo goobta isaga baxsaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.