Fiirso:Roobab lagu Diirsaday oo ka Da’ay Magaalada Boosaas ee gobolka Bari

roob

Magaalada Bosaso ee xarunta goboka Bari ee Puntland-Soomaaliya ayaa waxa ka da’ay roob xoogan, kaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada, Roobka ayaa ku soo beegmay xilii gobolada dalka Soomaaliya ay ka jirto abaaro xoogan oo saameyn ku yeshay dadka iyo duunyada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.