Daawo:Muna Khaliif “MunaKay” Ayaa sheegtey Kurisgeedii aqalka hoose lafasaxay ayna tahay xildhibaan

muna

Muna Khaliif “MunaKay” ayaa waxay kamid ahayd kuraasta 11 ah oo gudiga doorshada ay dhaheen waa in lagu tartamaa markale ayaa waxay saxaafada usheegtey inay lafasaxay kursigeeda ayna kamid tahay xildhibaanada Soomaliyeed.

Waxaa kaloo Munakay ay dhaaliil ujeedisay gudiga doorashada oo ay tiri intay gaarayaan go’aan kaligood waxay ahayd inay aniga dhinacayga dhageysataan.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.