Kismaayo= Wafdi Ay Hogaaminayso Safiirada UK Ufadhida Somaliya ayaa Lakulmay Madaxwayne Axmed Madoobe

madoobe

Safiirka Ingiriiska u fadhisa Dalka Soomaaliya ayaa Maanta tagtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya,waxaana ay ka wada hadleen Arrimo dhowr ah.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.