Daawo: Madaxweynaha dowlada iyo madaxda maamul gobaleedyada ayaa maanta ku dhawaaqay gudiga abaaraha

Kulan Maanta ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya oo ay goobjoog ahaayeen Hogaamiyaasha Madasha wada-tashiga Qaran iyo Beesha Caalamka ayaa lagu soo bandhigay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo Madasha Wada-tashiga ay dhistay Guddiga oo ka kooban 9 Xubnood.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.