Agaasimihii madaxtooyada Puntland Aadan Gaas oo Bosaso lagu dilay

Agaasimaha la dilay oo lagu magacaabi jiray Aadan Gaas ayaa lagu toogtay isagoo kasoo baxayay Hotel Haruuse ee magaalada Bosaso, waxaana dilay rag ku hubaysanaa bistoolado oo markii falku dhacay goobta isaga baxsaday, Waa dilkii labaad oo magaalada bosaso ka dhaca muddo labo todobaad gudaheed, iyadoo dilkaan dilkii ka horeeyay uu ahaa dilkii loo geystay taliye ku xigeenkii labaad ee ciidanka booliska Puntland Jaamac Saxardiid.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.