Daawo:Shacabka Muqdisho iyo Farmaajo oo Kanaxsadey Musharaxiinta Utartamaya xilka Madaxwayanaha soomaliya

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaadey inuu yahay Musharrax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo dhanka kalena baaq u diray musharraxiinta kale ee xilkaasi u tartamaya,

Farmaajo oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ugu horreyn u mahadceliyey shacabkii iyo ciidankii maanta kusoo dhoweeyey magaalada waxa kaloo ku baaqey in loo gurmado dadka abaaraha saameeyen ugu dambayntiina waxuu ugu baaqay Siyaasiyiinta Soomaliyeed in shacabku kadaalay balanqaad beena hadana lajoogo waqtigii isbadalka.
far

far1

far2

far3

far4

far5

far6

far7

farm

farmaajo

farmaj

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.