Booliska Soomaliyeed oo udabaaldagay Sanadguuradii 73aad oo Muqdisho Lagu qaybtey “Sawiro”

boliis

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maantaka qayb galay Xuska Munaasabadda Sanadguurada 73aad ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo lagu Qabtay Xarunta Dugsiga Sare ee Booliiska ee Ganaraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada Booliiska ayaa la aasaasay sanadkii 1943dii, waana Ciidamada ugu faca wayn afarta qaybood ee Ciidamada Qalabka sida oo kala ah Ciidamada Booliiska,Ciidamada Xoogga dalka, Ciidamada Asluubta iyo Ciidamada Nabad sugidda.
bol

boli

boliiska

bolis

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.