Taliyaha Ciidanka Booliska oo hambalyo u diray Booliska Soomaaliyeed

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta hambalyo ku aadan xuska 73 guurada ka soo wareegtay markii la aas aasay ciidanka booliska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka bisha December oo ah maalinta berrito u diray dhamaan saraakiisha, saraakiil xigeennada, dambleyda iyo dhamaan ciidanka booliska iyo xaasaskooda in sanadkan kiisa kale ay ku gaaraan horumar iyo baraare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.