Farmaajo iyo wariyaal caalamiya oo lasocda oo gaaray Muqdisho

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladdii KMG aheyd Maxamed C/llaahi Farmaajo oo hadda ah Musharax u taagan Qabashada Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa Goor dhow ka soo degay garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cabdulle Cismaan Aadan Cadde.

Waxaa soo dhaweeyey kumayaal kamida taageerayaasha Farmaajo waxaana wadooyinka safan shacab farabadan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.