Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2016

Madaxda Madasha ayaa isku raacay in 18 xubnood lagu kordhiyo Aqalka Sare iyo in 11 kursi ee ladiiday dib loogu codeeyo

25th December 2016 admin 0

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) oo kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 15 – 24 Disembar 2016-ka ayaa ahaa kulankii ugu waqtiga dheeraa, waxaana […]

No Image

Daawo:Geedwayne Abaaro Saameeyay Dadka Iyo Duunyada Oo Ka Jira Degaanno Ka mid ah Gobolka Gedo

25th December 2016 admin 0

Wararka ka imaanaya qeybo kamid ah gobolka Gedo gaar ahaan degaanka udhaw Geedwayne ayaa sheegaya inay ka jiraan abaaro xooggan oo sababay inay saameeyaan nolosha […]

Qaar ka mid ah Belaha Dego Gobalka Gedo oo Ka Cabanayo Madaxwenyne Ku Xigenka Jubaland

25th December 2016 Mohamed Abdi 0

Iyadoo dhawaan Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee maamulka Jubaland uu soo magacaabey Maamul ay yeelanayaan degmooyinka gobolka Gedo Kaas oo buuq iyo khilaaf xoogan soo kala […]

max

Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo oo laga Fulanaayo mashaariic ay maal galinayso Bangiga Aduunka

25th December 2016 admin 0

Shir Looga tashanaayo baahiyaha ugu muhiim san ee ubaahan in laga hirgaliyo Degmada Garbaharey oo maal galinayso Bankiga aduunka ayaa kadhacay magaalo madaxda Gobolka Gedo […]

jim

Koley lay dooran maayo afar sano kadib wixii aan qaban karo afarta sano baan qaban,waxaa horey u yiri Madaxweynaha Xilku ka dhamaaday Xassan Shiikh Maxamuud.

25th December 2016 admin 0

Hawraaree in ku yiri nina si kuu qaaday ama aan da,yarta u jilciyee hadaloow nin ku yiri nina si kuu qaaday.! Hadalka aan qormadaan la […]

xidig

Dhageyso:Wasiir Xidig ayaa lagu eedeeyay in uu Musuqmaasuq baahsan kula kacay Rashiin Gargaar ah oo loo waday Gobolka Gedo.

25th December 2016 admin 0

Wasiiru Dowlahii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuukmadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa lagu eedeeyay in uu Musuqmaasuq baahsan kula kacay Rashiin Gargaar […]

barlaman

Xiliga Uu Furmayo Fadhiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo la Shaaciyey

25th December 2016 admin 0

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa caawa shaaciyey in Munaasabadda furitaanka Baarlamaanka loo asteeyey in ay dhacdo maalinta Talaadada ah […]

puntland

Daawo:Guddiga guramdka Abaaraha Puntland ayaa &25 Kun oo doolar gaarsiiyay deegaano katirsan Puntland

25th December 2016 admin 0

Xisbiga kulmiye ayaa ku eedeeyay Xisbiga Wadani inay kulan la qaateen wafti ka socday Soomaaliya.

25th December 2016 admin 0

Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa Cabdirixmaan ciro ayaa beenin inuu wafti katirsan dawlada Sooomaaliya kula kulmay Nayroobi taasina ay tahay war aan waxba kajirin oo ah […]

shabab

Daawo: Ciidamada Amaanka Jubaland oo markale soo bandhigeen Afar askari oo ka tirsaneyd Alshabab

24th December 2016 admin 0

Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Kismaayo ku soo bandhigay Afar Dagaalame oo ka tirsan Shabaab oo Maamulka Jubbaland isu soo dhiibay, Afarta Dagaalame ayaa la sheegay […]

al-shabab oo Xoolo Nool kadhacay Gobolka hiiraan

24th December 2016 admin 0

Xarakada Al-shabaab ayaa xoolo kadhacday deegaanka Buur weyn oo hoos yimaada Degmada buulo Barde xoolahaas oo dhan 70-neef oo Geel ah mana ahan markii ugu […]

dorasho

Daawo: Muran Ka Taagan Xubnaha Aqalka Sare Ee Matalaya Somaliland

24th December 2016 admin 0

Daawo:Ardayda jaamacadda JOBKEY oo gargaar u sameyay dadka shubanka soo ritay Jawhar

24th December 2016 admin 0

Ardayda jaamacadda JOBKEY oo gargaar u sameyay dadka shuban ka soo ritay ee ku jira isbitaalada Entrosos Iyo IMC ee dagmada Jowhar. Waxaa nagala qeyb […]

Kulan looga hadlaayo arimaha xuduudaha oo Muqdisho lagu qabtay

24th December 2016 admin 0

Kulankan oo ay soo qaban gudiga madaxa banaan ee xaduudaha iyo federaalka oo kaashanaya hey’adda lagu magacaabo Max Plan Foundation taas oo ka shaqeysa arrimaha […]

cali

Maqaal: Maxay yihiin Astaamaha Muujinaya Guusha Musharax Farmaajo? W/Q Cali Somali.

24th December 2016 Mohamed Abdi 0

Olalaha Doorashada ee Soomaaliya ayaa heer gabogabo ah maraya, waxaana Casimadda Muqdisho kusoo qulqulayay waayadii dambe Musharixiin u hanqaltaagaya Qabashada xilka dalka ugu saeeya ee […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes