Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo oo laga Fulanaayo mashaariic ay maal galinayso Bangiga Aduunka

max

Shir Looga tashanaayo baahiyaha ugu muhiim san ee ubaahan in laga hirgaliyo Degmada Garbaharey oo maal galinayso Bankiga aduunka ayaa kadhacay magaalo madaxda Gobolka Gedo ee Garbaahrey, Shirkaan waxa kaqayb galay maamulka gobolka Gedo kan Garbaahrey, wafti kasocda wasaarada Maaliyada Soomaliya iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.