Daawo:Ardayda jaamacadda JOBKEY oo gargaar u sameyay dadka shubanka soo ritay Jawhar

Ardayda jaamacadda JOBKEY oo gargaar u sameyay dadka shuban ka soo ritay ee ku jira isbitaalada Entrosos Iyo IMC ee dagmada Jowhar. Waxaa nagala qeyb qaatay maamulka gobolka Bulshada iyo maamulka Jawhar ayaa uga mahadceliyey kaalinta wanaagsan ee Jaaamacada JobKey ka qaaday daawooyinta iyo ka hortaga Shubaka.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.