Dhageyso:Wasiir Xidig ayaa lagu eedeeyay in uu Musuqmaasuq baahsan kula kacay Rashiin Gargaar ah oo loo waday Gobolka Gedo.

xidig

Wasiiru Dowlahii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuukmadda Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa lagu eedeeyay in uu Musuqmaasuq baahsan kula kacay Rashiin Gargaar oo loogu tala galay Shacabka Gobolka Gedo.

Axmed Buulle Maxamed ayaa shaaca ka qaaday in Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Cabdirashiid Maxamed Xidig uu Raashiinkii loogu soo dhiibay Gobolka Gedo uu ku iibsaday Magaalada Kismaayo sida uu hadalka u dhigay.
Hoos kadhagesyo Codka Radio shabeele

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.