Daawo:Geedwayne Abaaro Saameeyay Dadka Iyo Duunyada Oo Ka Jira Degaanno Ka mid ah Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya qeybo kamid ah gobolka Gedo gaar ahaan degaanka udhaw Geedwayne ayaa sheegaya inay ka jiraan abaaro xooggan oo sababay inay saameeyaan nolosha dadka iyo duunyada Gudoomiayah Geedwayne iyo waxgaradka ayaa kawar bixiyey xaalada guud ee deegaanka ku hareereysan Geedwayne.
Hoos kadawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.