al-shabab oo Xoolo Nool kadhacay Gobolka hiiraan

Xarakada Al-shabaab ayaa xoolo kadhacday deegaanka Buur weyn oo hoos yimaada Degmada buulo Barde xoolahaas oo dhan 70-neef oo Geel ah mana ahan markii ugu horeysay oo xoolo dhacaan alshabaab wax garadka degaanka xoolaha laga dhacay oo saxaafada lahadlay ayaa ku eedeeyey alshabab inay kadambeeyeen dhaca xoolaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.