Kulan looga hadlaayo arimaha xuduudaha oo Muqdisho lagu qabtay

Kulankan oo ay soo qaban gudiga madaxa banaan ee xaduudaha iyo federaalka oo kaashanaya hey’adda lagu magacaabo Max Plan Foundation taas oo ka shaqeysa arrimaha xasiloonidda, Waxaa kulanka ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socday guddiga madaxa banaan ee xaduudaha iyo federaalka iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday hey’adda Max Plan Foundation, Kulankan oo ka dhacay magaaldda Muqdisho ayaa looga hadlay qaabka ugu wanaagsan ee looga shaqeyn karo xuduudaha maamul goboleedyadda dalka.
xuduud

xuduuud

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.