Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2016

XOG: Nin u dhashay Dalka Holland oo fuliyay Weerarkii Liido

23rd January 2016 admin 0

Muwaadin Soomaaliyeed oo heysta Dhalashada Dalka Holland ayaa la sheegayaa in uu ka dambeeyay Weerarkii Cuslaa ee lagu qaaday Maqaaxida Seafood ee Magaalada Muqdisho, Sida […]

War Deg Deg ah: Masul Dowlada Ka Tirsan oo Ku Geriyoday Werarki Liido.

23rd January 2016 admin 0

War Goor dhow Soo Gaaray Shabakada Gedo Times ayaa Shegay Inuu Ku jiray Dadkii Ku Geriyoday Werarki Liido Ka dhacay Habeen Ka Hor Xeer Ilaaliyo […]

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo ka qeyb galay qorshaha qaranka ee kala duwanaanshiyaha noolaha

23rd January 2016 admin 0

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa ka qeybgalay kulan lagu daahfurayay qorshaha Qaranka ee kala duwanaasha noolaha, kaasi oo ah heshiis […]

Dagaal Culus Oo Soomaaliland iyo Khaatumo ku dhexmaray Buuhoodle

23rd January 2016 admin 0

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo Abshir Cabdicasiis ayaa sheegy in dagaal culus uu dhexmaray ciidamadooda iyo kuwa maamulka Soomaaliland deegaanno hoostaga degmada […]

Dhageyso: Diyaaradaha Kenya oo Duqeymo hor leh ka geytay Gedo

23rd January 2016 admin 0

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay kadib duqeymo horleh oo diyaaradaha Kenya ay ka fuliyeen deegaanka Ceelgaduud ee Gobolka Gedo. Deegaanka Ceelgaduud ayaa hoostaga […]

Maqall: Goobtii iyo Gortii Qosol Maa Lagu Badalay

23rd January 2016 admin 0

Kama War Qabin inuu Madaxweynaha Somaliya uu Booqday Goobtii uu xasuuqii Foosha xumaa uu ka Dhacay. Wax aan Furay Goobta aan ku leeyahay Barta Bulshada […]

Dhageyso: Diyaaradaha Kenya oo Duqeymo Ka Fuliyay Baay

23rd January 2016 admin 0

Diyaradaha dagaalka Kenya ayaa maanta gantaallo ku garaacay deegaanno hoostaga degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Meelaha Diyaaradaha Kenya duqeeyeen walow gantaalada ay ku rideen aysan […]

Dhageyso: Dadka Rer Gedo oo Gurmad Aruurinaayo

23rd January 2016 admin 0

Cabdi Xuseen Guddoomiye Ku xigeenka Ganacsatada degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa uu sheegay in ganacsatada ku sugan degmadaasi ay ku howlan yihiin sidii […]

Degdeg: Kenya oo duqeymo markale dib uga bilowday Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.

23rd January 2016 admin 0

Diyaaradaha Dagaalka Kenya Ayaa Maanta duqeymo culus ka geystey Deegaanka ceelguduud ee Gobolka Gedo oo qiyaastii 12km u jirta Deegaanka ceelcade ee isla Gobolka Gedo. […]

Daawo: Madaxweynaha Kenya Iyo Masuuliyiin kale oo booqday dhaawacyada Qaar kamid ah Ciidamada Kenya ee ceelcade Kusoo dhaawacmay.

23rd January 2016 admin 0

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ay wehliyaan Xaaskiisa, Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Rutto, Madaxda Mucaaradka iyo Saraakiisha ciidanka ayaa booqday Dhaawacyada Askartii […]

Kenya: Ma garaneyno halka ay Jaan Iyo Cirib dhigeen 12kii Askari ee ay Shabaabku qafaasheen.

23rd January 2016 admin 0

Dowladda Kenya ayaa waxa ay sheegtay inaysan garaneyn halka la geeyay 12 Askari oo ka tirsan ciidanka dalka Kenya, kuwaasi oo ay gacanta ku dhigeen […]

TOP: Xildhibaano Iyo Masuulyiiin kale oo dhawaan la filaayo in ay gaaraan Degmada Ceelcade ee Gobolka Gedo.

23rd January 2016 admin 0

Siyaasiyiin, xildhibaano Iyo waxgarad Ayaa lasoo warinayaa in ay dhawaan ku wajahan yihiin Degmada ceeelcade ee Gobolka Gedo, kuwaas oo ujeedka Socdaalkooda uu yahay u […]

XOG: Maamulada Degmooyinka Iyo kan Gobolka Gedo oo Kismaayo gaaray kana qeybgalaayo shir halkaasi ka dhacaya.

23rd January 2016 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa kuwada sugan Maamulada Degmooyinka Iyo Gobolada Jubaland kuwaas oo ay casuumaad u fidisay waaaaradda Arimaha Gudaha Iyo Amniga ee Jubaland. Casuumaada Ayaa […]

Raysawasaarihii hore somalia C/wali Shiiq Axmed oo waheliyo Baadiyow ayaa waxaa lagusoo dhaweeyey Burtinle

22nd January 2016 admin 0

Wafti uu hogaaminayo Raysal wasaarihii hore DF Cabdiweli Sheekh iyo siyaasi C/raxman Baadiyow ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal […]

Degdeg: Xildhibaan bile oo u geeriyooday. Dhaawicii xalay kasoo gaaray weerarkii lagu qaaday Xeebta Liido.

22nd January 2016 admin 0

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka galmudug Ayaa Goordhaweyd u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerarkii xalay lagu qaaday hotelkii beach Veiw ee xeebta liido ee Magaalada Muqdisho” […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 8 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes